Macalinka oo buradiisa laga qaley

0
Thursday December 17, 2009 - 09:21:45 in Community Listing by Super Admin
  • Visits: 4256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalinka oo buradiisa laga qaley

    Waxaa Maalinta Jimcaha ahayd ee bishu ahayd 12/04/2009 lagu guulastey in Macalinka dugsiga dhigayey ee burada qabey laga jaray burdii waynayd ee dusha kaga tiilay. Waxaana lagu guulasytey in dhamaan buradii dhan laga saarey dusha. Waxuuna ku jiraa b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maalinta Jimcaha ahayd ee bishu ahayd 12/04/2009 lagu guulastey in Macalinka dugsiga dhigayey ee burada qabey laga jaray burdii waynayd ee dusha kaga tiilay. Waxaana lagu guulasytey in dhamaan buradii dhan laga saarey dusha. Waxuuna ku jiraa bogsiimo deg deg ah marka waxaa laga yabaa inuu dib ugu noqdo bisha Janaayo inuu ju soo laabto dalka

Waa kanaa markii aan Maqalney Xanuunka Macalinka iyo sheekadiisa.

 

Walaalkaa oo dhiban fadlan caawi… buro ayaa waxa ay ugu taalaa qoorta.

By Mohammed Ibrahim Ayaanle


Ayaalle19@hotmail.com


lulyo 25, 2009 Muqdisho (QOL) Macalin Xasan Daahir Axmed waa Macalin Dugsi Quraan ku haya Magaalada Muqdisho waxa uuna ku dhibanyahay xanuun haya mudo dheer kaa oo ah mid aad fudud in wax laga qabto.

Macalin xasan waxa uu dhashay 1949 waa 60-sano jir waxa uu ku dhashay gobolka Baay gaar ahaan magaalada Baydhabo waxa uuna haatan ku suganyahay Magaalada Muqdisho halkaa uu ku hayo Dugsi Quraan.

Waxa uu aad ugu xanuunsanyahay buradaan haatan uga taala dhanka danbe ee qoorta waxa ayna ku heysaa xanuun xooga waxa uuna ka codsanayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed cidii wax la qaban karto ninkaas dhiban waxa uu la soo xariiri karaa macalin xasan si toos ah ama waxa uu kala soo xariiri karaa canaawiintaan hoos ku qoran.

Telephone: 002521-5572039 




 

 


Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somali American Healthcare Foundation (SOMCare) is a Not For Profit Organization that is devoted to bringing life saving medical care to the most vulnerable people and medically challenging cases in Somalia.

SOMCARE began its work in 2006 with the heart touching incident of a 7-year-old Somali girl that raped and left both physically and psychologically devastated and with no access to medical care. Abdi Maahaay (Founder and Executive Director of SOMCare) and his wife Sahra were touched by this news; they immediately took action by contacting people and organizations around Minnesota. 

READ MORE ABOUT MAAXAAY FOUNDATION!  

PHOTO GALLERY