Abdisalaan Harari iyo Dayib Sheikh oo Kaalin wayn ka qaatey Barnaamijka lagu qabtey London

0
Thursday December 17, 2009 - 10:23:29 in Recent Stories by Super Admin
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abdisalaan Harari iyo Dayib Sheikh oo Kaalin wayn ka qaatey Barnaamijka lagu qabtey London

    Waxaa ka dhacdey magaalada london Xaflad loo soo agaasimay si heer sare oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaliyeed ee degan Magaalada London. Waxaa xaflaadaan soo agaasimey Jaaliyada London oo si aad iyo aad u soo dhaweeyey Abdi Muse Maaxaay. Wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ka dhacdey magaalada london Xaflad loo soo agaasimay si heer sare oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaliyeed ee degan Magaalada London. Waxaa xaflaadaan soo agaasimey Jaaliyada London oo si aad iyo aad u soo dhaweeyey Abdi Muse Maaxaay. Waxaa kaalin wayn ka qaatey Madaxa Universal TV Dayib Sheikh iyo Abdisalaan Harari iy Masuuliyiinka Universal TV oo ka mid yahay Eng Ahmed. Runtii waxaa kaloo ka qayb qaatey barnaamijkaas Fanaan Wayn oo soo alifey areyo uu lagu qashuuco oo turjumaayo dhibaatooyinka dadka Somaliyeed Haysta. Madaxa Universal TV ee North America Dayib Sheikh ayaa waxuu ka dhawaajiyey in Univesal TV ay noqonayso Sponsar of Haydaan American Somali health Care foundation.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somali American Healthcare Foundation (SOMCare) is a Not For Profit Organization that is devoted to bringing life saving medical care to the most vulnerable people and medically challenging cases in Somalia.

SOMCARE began its work in 2006 with the heart touching incident of a 7-year-old Somali girl that raped and left both physically and psychologically devastated and with no access to medical care. Abdi Maahaay (Founder and Executive Director of SOMCare) and his wife Sahra were touched by this news; they immediately took action by contacting people and organizations around Minnesota. 

READ MORE ABOUT MAAXAAY FOUNDATION!  

PHOTO GALLERY