Community Listing

SOMCARE oo shir balaaran ku qabatay Galbeedka London.

0 Visits: 1746 | Tuesday January 19, 2010 - 07:36:44
Urur Samafal oo daryeela Carruurta Soomaaliyeed ayaa shir aad u balaadhan ku qabtay xaafada Wembley ee galbeedka magaaladan London.

Read More »

Amino Awciise oo ka qayb qaadatay barnaamijkaan

0 Visits: 3446 | Sunday January 10, 2010 - 06:33:31
Amino Awciise oo ka qayb qaatey barnaamijkaan

Read More »

Binti Jaylaani maanta waa Advocate

0 Visits: 2382 | Monday January 04, 2010 - 20:29:00
Binti Jaylaain oo ka hadlaysa Xaflad Dhaqaalo Aruurin ah ee ka dhacday Ohio

Read More »

Safarkii Maaxaay Kenya

0 Visits: 4788 | Thursday December 17, 2009 - 09:54:46
Maaxaay ayaa waxuu fasax gaaban ku tagay Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya si uu si arko xaalada dadka ku sugan ee jooga. Maalintaas waxaan la kulmey dhamaan dadkii xanuunsanaa ee u joogay Nairobi xaalad caafimaad. Waxuu si gooni ula kulamay Ahmed iyo Zakaria iyo dhamaan dadki kale ee u joogay daawaynta.…

Read More »

Macalinka oo buradiisa laga qaley

0 Visits: 4596 | Thursday December 17, 2009 - 09:21:45
Waxaa Maalinta Jimcaha ahayd ee bishu ahayd 12/04/2009 lagu guulastey in Macalinka dugsiga dhigayey ee burada qabey laga jaray burdii waynayd ee dusha kaga tiilay. Waxaana lagu guulasytey in dhamaan buradii dhan laga saarey dusha. Waxuuna ku jiraa bogsiimo deg deg ah marka waxaa laga yabaa inuu dib…

Read More »

Maahaay 's visit to London, England

0 Visits: 1269 | Thursday December 17, 2009 - 07:35:03
Shirkii London ka dhacay oo maaxaay dhagaysanaayo Rahmo oo ka mid ardayda wax ka baratat London ee cariga Ingriiska. Rahmo waxay ka mid ah dhalin yarada u dhaqaaqey inay wax la qabtaan walaaalhood dhibaataysan.

Read More »

"Hear the cry, Heal the pain"

0 Visits: 1081 | Sunday November 22, 2009 - 01:27:13
It only takes good intentions, and small actions to make a world of difference in a needy person's life. If you are one of those people with a big heart, please come out and support a worthy cause-even your attendance makes a difference.There will also be special presentations,and motivational speakers…

Read More »

Cogwo dad cuduro hayaan dibadda u qaday markii 2.aad

0 Visits: 1089 | Sunday November 22, 2009 - 01:14:20
Kadib markii Madaxda hay.adda COGWO Kula xariirtey Abdi Muuse Maaxaay Qadka telephoonka ayaa waxaa loo sheegay in uu jiro Canug yar oo madaxa biyo kaga jira oo u baahan xaalad caafimaad oo deg ah.

Read More »

About Us

Somali American Healthcare Foundation (SOMCare) is a Not For Profit Organization that is devoted to bringing life saving medical care to the most vulnerable people and medically challenging cases in Somalia.

SOMCARE began its work in 2006 with the heart touching incident of a 7-year-old Somali girl that raped and left both physically and psychologically devastated and with no access to medical care. Abdi Maahaay (Founder and Executive Director of SOMCare) and his wife Sahra were touched by this news; they immediately took action by contacting people and organizations around Minnesota. 

READ MORE ABOUT MAAXAAY FOUNDATION!  

PHOTO GALLERY